تحميل Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka  APK
sync_alt

تحميل Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka APK

تطبيق Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka تنزيل APK النسخة المجانية Free Download للاندرويد في تطبيقات أسلوب حياة.
تحميل النسخة v3.0 المحدثة بتاريخ 2019-07-20 بحجم 4.0M، هذا التطبيق من تطوير Holy Quran Apps ومتوافق مع هواتف Android 4.1 والأحدث.

Quraan Qurand Quraanka Kariimka (carabi: ﺍﻟﻘﺮﺁﻥ ingiriis: Koran) waa kitaabka Alle ﺍﻟﻠﻪ (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MaxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) kaas oo ku qoran luuqada carabiga.
Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed.

Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (ﺍﻟﻠﻪ) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) wakhti 23 sano ah oo ku bilaabmaysa Diisembar 22keedii sanadkii 609 C.D (Ciise Dabadii) wakhtigaas oo nebigu ahaa 40 jir ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.

Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa guud ahaan labo qeybood oo kala ah Makki (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga Mohamed peace be upon him.svg intii uu magaalada Makkah joogay) iyo Madani (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg wakhtigii uu magaalada Madiina deganaa). Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraanku wuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo afar Suuradood kuwaasi ooy ugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay fur-furitaan ama andbilaabidand) oo ka samaysan 7 aayadood ilaa laga gaadho suurada 114 ee Al-Naas (macnaheedu yahay dadka) oo ka kooban 6 aayadood.

Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda nolosha tilmaamida iyo hogaanka wixii horey u dhacay waxa dhici doona nolosha dunida nolosha aakhiro maalinta qiyaame iyo xisaabta iyo dhamaan macluumaadka nooleha. Sidoo kale Ilaahay (s.w.t) wuxuu ugu tallo-galay in kitaabku noqdo mid hogaamiya nolosha dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta

tafsiir quraan sheekh dirir tafsiir quraan somali tafsiirka quraanka tafsiir quraan sheekh cumar faaruuq tafsiir quraan sheekh umal tafsiir quraan qoraal ah
tafsiirka quraanka sheekh umal juz camma tafsiirka quraanka sheekh dirir af somali tafsiirka quraanka oo qoraal ah .

تحميل APK النسخة 3.0 المجانية Free Download

يمكنك تحميل Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka APK 3.0 لـ Android مجاناً Free Download الآن من متجر الأندرويد العربي.

الوسوم:

expand_more عرض أكثر
schedule متوفرة مجاناً android أندرويد 4.1 والأحدث update Jul 20 2019
مُشاركة
share
shop تحميل من المتجر

التحميل متوفر مباشرةً من ولكننا ننصح بالتحميل من الماركت الافتراضي لهاتفك اذا توفر لديك حساب. info
يرجى قراءة تفاصيل التطبيق جيداً

android التحميل عبر سوق الاندرويد العربي
إبــلاغ
report
يمكنك استخدام الزر chat الموجود في الاعلى للابلاغ
10,032 visibility 0 - 0 accessibility الجميعلغة غير حادة